Baro suuqa

Billow safarkaaga crypto maanta oo hel fursado aan la soo koobi karin!

Our Courses

Full Crypto Course

Full Crypto Course

Baro Crypto market Billow ilaa dhammaad. Full Crypto Course waxaad ku baran doontaa siyaabaha kala duwan ee looga shaqeysto suuqa Investment iyo Trading. Marka 1aad wax baran doontaa Basic of crypto ka dib dib advanved of Crypton.

Hadda Dalbo

$135

Crypto Trading Course

Trading Course

Trading Course waa Qeybta aad ku baraneysi sida faa’ido maalinle ah looga sameeyo suuqa waxaad baran Doontaa Technical Analysis adigoo awoodi doono inaad Trade gareyso suuqa. Fg: Waad nala Trade-gareyn Suuqa inta aad Barashada ku jirto.

Hadda Dalbo

$80

Basic & Advanced Course

Basic & Advanced Course

waa Course aad ku baraneyso Fahamka Aas-Aaska iyo Dhexdhexaadka Suuqa Waxaad ku baran doontaa wax walbo oo la xariiro maalgashiga iyo Basic suuqa

Hadda Dalbo

$30

Basic & Advanced Course

Trading Group

Markii aad kusoo Biirto waxaad sameyn doontaa faa'ido maalinle ah,Trading signals waa Group_ka aan Soo dhigno Trade_yada maalinlaha ee Suuqa waana Live Trading. Waxaad sidoo kale heli doontaa Course_ka Basic & Advanced Si aad u fahanto Suuqa. Adigoo Baranayo Suuqa ayaad Lacagna Sameynee Diyaar ma tahay ?.

Hadda Dalbo

$35

Crypto Portfolio

About Me

Explore My Story From The Ground Up.

Waxaan dhalinyarada ka caawiyaa in ay si fudud faa’iido oga sameeyaan Trading-ka iyo maalgashiga Crypto Currency, anigoo baraya xirfadaha lagama maarmaanka u ah marka lajoogo suuqan..

Sidoo kale, waxaan si joogto ah baraha bulshada ugula wadaagaa fursadaha iyo wararka kasoo cusboonaada suuqa Crypto Currency, si qof walba xog-ogaal u noqdo..

Read More

Why Choose Us?

Day Trading

Waxaan sameynaa Daily Trading aad qeyb ka noqon karo si aad noola Trade gareyso.

Full Crypto Courses

Waxaan bixinaa Casharro Crypto ah, bilow ilaa dhammaan Technical & fundamental.

24/H Support

Marka aad nagu soo biirto waxaad geli doontaa caawinaad dhinac kasta ah xilli kasta.

Start Learning

Connect with Us

Mexc Exchange Icon

Gate io Exchange

Gate.io waa mid ka mid ah exchanges-ka caalamiga ah ee ugu caansan waqtigan, kuna habboon Trading iyo Investment.

Open Account
Telegram Icon

Join Our Telegram

Ku Biir Telegram ay ku jiraan in ka badan +3,000 Xubnood Si aad Hesho Fursadaha Iyo Wararka Suuqa Crypto Currency.

Join Our Group
Twitter Icon

Trading Signals Group

Hel Daily Trading Signals oo Kusoo Biir in ka badan 100 Traders oo Si maalinle ah Faa'ido uga sameeyo suuqaa.

Join Now

Su'aalaha

Mobile maku baran karaa?
Haa waad ku baran kartaa. Haddii aad heli karto Computer, Tablet/IPad waa kasii fiican tahay.
Afsoomaali maku baran karaa?
Haa, Afsoomaali waad ku baran kartaa.
Su'aal dheer ah ma qabtaa?
Haddii aad su'aalo dheeri ah qabto, fadlan nala soo xiriir